Abiy Axmed oo sheegay in ciidamo la geeyay galbeed Itoobiya

0
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa khamiistan maanta ah sheegay in ciidanka dowladda la geeyay gobolka galbeedka dalka ee Benishangul-Gumuz, maalin ka dib markii...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka soo horjeestay jadwalka doorashooyinka ee la soo saaray

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa si cad ah ugu soo horjeestay jadwalka doorashada ee...

Cumar Filish oo ka digay in qalqal siyaasadeed & mid amni laga abuuro Muqdisho.

0
Guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Magaalada muqdisho xilligaan awoodi Karin fowdo iyo kicin dadweyne, isla markaana ay muhiim...

Midowga Musharaxiinta oo kulan la leh wakiillo ka socda Beesha Caalam

0
 Midowga Musharaxiinta ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya,  ayaa galabta shir la leeyihiin wakiillo ka socda Beesha Caalamka. Musharaxiinta ayaa si gaar ah ula kulmi...

Mareykanka oo bilaabay howlgal uu ciidamadiisa uga saarayo gudaha Soomaaliya

0
24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa biyaha Soomaaliya soo galay markabka USS Hershel ‘Woody’ Williams oo ah nooca diyaaradaha xambaara, oo gacan ka geysan...

Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta gaaray dalka Jabuuti

0
-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Wafdiga madaxweyne Biix ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee mahaalada...

Maxay tahay sababta uu madaxweyne Deni maanta u tegayo Gaalkacyo?

0
Waxaa maanta gelinka dambe lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu soo gaaro madaxweyna maamulka Puntland. Safarka madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni...

Baarlamaanka iyo Madaxweynaha HirShabeelle oo sameystay mudo kororsi

0
-Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle oo maanta magaalada Jowhar ku yeeshay kulankii 10-aad ee kalfadhigooda koowaad ayaa cod u qaaday waqti kordhin loo sameeyey...

QM oo dooneysa inay baaritaan ka sameyso gobolka Tigray

0
Qaramada Midoobay ayaa ku dadaaleysaa in ay koox ka socota ay tagaan gobolka Tigray, si ay u baaraan xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee la sheegay...

DF oo shaacisay dalal ka cafiyey daymo badan

0
Dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaadda in dalal ka mid ahaa kuwa daymaha ku leh ee caalamka ay ka cafiyeen, daymahii ay...

XULASHADA