Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha ururka Jaamacada Carabta iyo Switzerland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo...

Hooyo Luul Cismaan oo cadaalad heshay

0
Waxaa maanta wiilkeeda loo sii daayey Hooyo Luul Cusmaan oo afartii sano ee lasoo dhaafay dhibane u aheyd cadaaladda dalka, taas oo maalmihii lasoo...

Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Nafaqada Wanaagsan Qeybtii 5aad

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo...

Dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga gelayaa dagaalo geystay khasaaro kala duwan oo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u...

Isbeddel Lama Filaan Oo Ku Yimid Xiisadii Madaxweyne Erdogan Iyo Macron

0
Madaxweynayaasha Turkey iyo France Recep Tayyip Erdogan iyo Emmanuel Macron ayaa warqado ay is-dhaafsadeen ku ogolaaday inay dib u billaabaan wada-hadallo lagu hagaajinayo xiriirka...

Dubbe Oo Shaaciyay Halka Uu Marayo Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye

0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa Maanta kormeer ku tegay wadada isku xirta Magaalada...

Taliye Ka Tirsan DF Oo U Geeriyooday Dhaawac Kasoo Gaaray Qarax Lala Eegtay

0
Taliyihii Ururka qeybta 43-aad Guutada-10aad-Ururka-49 ee Ciidanka Xoogga dalka ee degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo maalmo kahor dhaawac Culus soo gaaray ayaa goordhow...

Sheekh Shariif Oo Balan Qaaday In Aysan Dhibaato Ka Shaqeyn Doonin

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashada dhacaya, xili...

Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab.

0
Axmed Macalin Fiqi   Wasiirka amniga ee maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiinta kale oo booqdey furimaha hore ee deegaanka Bacaadweyne ayaa sheegay in Maamulku Galmudug uu...

Beesha Caalamka oo shir isugu keenaysa madaxda DFS iyo kuwa M/goboleedyada.

0
Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya xubnaha beesha Caalamka ay wadaan dadaalo ku aadan sidii shir isugu imaan lahaayeen madaxda Dowladda Federaalka iyo...

XULASHADA