Musharaxiinta “Farmaajo Wuxuu Maanta Madaxtooyada Ugu Jiro Waa Inqilaab”

0
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa ka hadlay muddo xileedka dhammaaday ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta...

Muddo xileedka madaxweyne Farmaajo oo maanta ku eg

0
Afar sano ayaa ka soo wareegtey markii la doortey madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo, waxaa uu mudo xileedkiisu dhamaaday, iyadoo aysan jirin heshiis laga gaarey...

Ciidamo ka tirsan NISA oo xoog ku galay xarunta TV-ga Somali Cable

0
Ciidamo ka tirsan hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa goor dhow gudaha u galay xarunta Telefishinka Somali Cable ee magaalada Muqdisho. Xarunta Telefishinka...

Ciidamada Puntland oo xubno ka tirsan Al-shabaab iyo daacish ka baadi goobaya Boosaaso

0
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland, ayaa magaalada Boosaaso ka raadinaya xubno ka tirsan dagaalameyaasha Al-shabaab, kuwaasi oo doonaya in ay weeraro ka fuliyaan gudaha...

Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saartay doorashooyinka Soomaaliya

0
War-saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda adag ee kala guurka ah iyo khilaafka hareeyey...

Mareykanka oo qoraal kasoo saaray is-mari waaga doorashada Soomaaliya

0
Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaranka Soomaaliya inay deg deg u xaliyaan is-mari waaga siyaasadeed ee ka taagan doorashada Soomaaliya,...

Golaha Shacabka oo dib u dhigay goorta uu hor-tegayo RW Rooble

0
Hadal jeedin la filayay in maanta uu Golaha Shacabka Soomaaliya ka jeediyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaqatay kadib markii xildhibaannada ay ka...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo war kasoo saaray shirkii Samareeb 4.

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii Samareeb, wuxuuse muujinayaa in...

Cumar Finish “Shacabka G/Banaadir Waa Inay Helaan Metalaad Siyaasadeed”

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ka hadlaayay Munaasabad ka dhacday Muqdisho waxaa uu sheegay in muhiim ay tahay...

Maamulka G/Banaadir Oo Lagu Wareejiyay Maamulka Adeegyada Caafimaadka

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay Maamulka Adeegyada Caafimaadka ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Munaasabad...

XULASHADA