Maxaa looga hadlay kulankii ay soo abaabushay DF ee ka dhacay Dhuusamareeb?

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Ludfi Shariif Maxamed ayaa magaalada Dhuusamareeb uga qayb-galay kulanka soo aruurinta aragtida bulshada Galmudug ee ku aadan qodobada dastuurka...

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA 8AAD

0
Barnaamijka Beeraha Qaybta 8: Wakhtiga ku haboon ee dallagga ay tahay in la waraabiyo iyo doorka ay ka qaadato wanaajinta geedka iyo faya Qabkiisa. Soo...

Guddoomiye Filish oo sheegay in aysan waxba ka qaban karin dhibaatooyinka ka dhasha Roobka

0
Guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa ka hadlay Roobkii dhawaan ka da’ay Magaalada Muqdisho, kaas oo saameyn ku yeeshay qoysaska...

Jubbaland oo ku dhawaaqday in heegan la geliyay Ciidamadooda

0
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu heegan geliyay Ciidamadiisa sababo la xiriira sugida Amniga...

12-musharax oo shaaciyey in aysan ka qeyb-geli doonin doorashada dalka + Sababta

0
-Illaa 12-musharax oo u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya doorashada soo socota ee dalka ayaa soo saaray qoraal ay ku mideysanyihiin, kaas oo ay ku...

Dawlada Itoobiya oo ciidamadii ugu badnaa geysay gobolka Tigreega

0
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abii Axmed ayaa mar kale amray in ciidamo dheeraad ah loo diro gobolka Tigreega ee waqooyiga dalkaas ku yaala si...

Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilkii la wareegay

0
-Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta si toos ah xilkii ula wareegay. Munaasab ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi...

Ilhaan Cumar oo cambaareysay dhulka reer Falastiin ee Yuhuuddu haysato

0
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah kana mid ah xildhibaanada aqalka Kongarayska Maraykanka ayaa qoraal ay soo dhigtay bogeeda Twiterka ayay aad ugu...

Xiisad ka taagan deegan ka tirsan gobolka Mudug

0
Wararka naga soo gaaraya deegaan ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay colaad ka taagan tahay. Deegaankan ayaa waxaa lagu magacaabaa...

Mahad Guulleed’’ Guddoomiyaha Aqalka Sare wuxuu u muuqdaa hoggaamiye Mucaarad ah

0
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday...

XULASHADA