Midowga Yurub oo ka digay in khalalaaso amni loo horseedo Soomaaliya

0
Wakiilka Arrimaha Dibbada Midowga Yurub Josep Borrell ayaa soo saaray Bayaan ku saabsan heshiis la’aanta ka jirta arrimaha doorashada dalka Soomaaliya. Bayaanka uu soo saaray...

Wafdi Saraakiil Ciidan Oo Gaaray Magaalada Jowhar

0
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday Taliska Ciidanka Kummaandooska ee DANAB ee xoogga dalka Soomaaliya, iyadoo halkaas lagu...

Xildhibaanada Mucaaradka oo Muqdisho shir uga socdo

0
Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa haatan ka socda kulan xasaasi ah, kaasi oo u dhexeeya Xildhibaannada mucaaradka ee ku jira Baarlamaanka labada Aqal. Kulankaan ayaa waxa...

Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo laga beddelay hoggaanka maxkamadda ICJ

0
Makamadda Caalamga ah ee Garsoorka ICJ ayaa dooratay madaxweyne cusub oo xilka hayn doona saddexda sano ee soo socota, sida lagu sheegay war saxaafadeed...

Guddoomiyaha Deg. Baladweyne Oo Ka Horyimid Shaqo Joojin Lagu Sameeyay

0
Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Cismaan dhicisow Dhuubow ayaa Goordhow ka hadlay shaqo joojinta uu Maanta ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolkaas Cali Jeyte...

Ra’iisul wasaaraha oo dhagax dhigay qeyb lagu soo kordhiyay isbitaalka Yardimeli

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo Isbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho. Mashruuca balaarinta...

HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN QEYBTA 8AAD

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey...

Muuse Biixi Oo Amar Kusoo Rogay Guddoomiyeyaasha Gobolada Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee bartamaha sannadkan qorshaysan la qaatay Guddoomiyeyaasha...

Xildhibaanada Waqtigoodu Dhammaaday Oo Ansixiyay Sharci Muhiim Ah

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa...

Waqtiga Uu Ra’iisul Wasaare Rooble Hortegayo Baarlamaanka Oo La Shaaciyay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shaaciyay waqtiga uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka hortegayo Xildhibaanada Baarlamaanka ee waqtigoodu dhammaaday. Guddoomiye...

XULASHADA