Musharax Madaxweyne Daahir Geelle” Ma rabno isku goodin dagaal & dowlad Albaabka xirata”

0
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle oo Maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...

Kheyre oo sheegay in khilaafka doorashada uu sababi karo dagaal ka dhaca dalka sida...

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna musharax Madaxweyne oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay amniga iyo doorashooyinka

0
Cabdi kariim Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa uu soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada...

Trump oo doonaya in dib loo tiriyo codadka qaar kamid ah gobolada dalkaasi.

0
Madaxwaynaha wadanka Maraykanka Donald Trump ayaa raadinaya in dib loogu laabto codadka gobolka Wisconsin oo kamid ah gobolada looga guulaystay. Madaxwaynaha ladoortay ee dalka Maraykanka...

Maleeshiyaad ku dagaalamay Galgaduud oo maanta la kala qaadayo.

0
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in la kala qaado maleeshiyo beeleed dhawaan isku horfadhiyay deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kuwaasi oo halkaasi...

Meydka R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta lagu aasay Hargeysa

0
Magaalada Hargeysa, ayaa maanta waxaa lagu aasay  Allah u naxariistee, R/Wasaarihii hore ee Somalia Cumar Carte Qaalib, oo shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala...

R/Wasaare Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka

0
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulankii ugu horeeyay la yeeshay guddiyada madaxa bannaan ee doorashada heer Federal iyo guddiga xallinta khilaafaadka...

Cabdi Xaashi oo soo saaray habraaca lagu maamulayo doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland). Tallaabadan uu ku...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo gaaray Beledweyne

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Dabageed ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Safarka madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ku wehlinaya Xildhibaano...

Itoobiya oo eedeyn u jeedisay madaxa hay’adda caafimaadka aduunka

0
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Itoobiya Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay madaxa ha’yadda Caafimaadka Adduunka in uu wado tallaabooyin uu ku garab siinayo TPLF xilli...

XULASHADA