Janeraal Xuud oo sheegay in uu Maxkamad la tegi doono Ciidamadii rasaaseeyay banaanbaxayaasha

0
Janeraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah Hoggaamiyaha Jabhadda  kasoo horjeeda qaabka loo dhisay Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle, isla markaana Ciidamo farabadan heysta ayaa...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xubno loogu darayo guddiga doorashada ay Magacaawday Xukuumadda

0
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ayaa la filayaa in Afar xubnood oo ka socda dhanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi loogu daro...

Faahfaahino laga helayo dhexdhaxaadin uu bilaabay madaxweyne Qoor Qoor

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xalay kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Kulamadaas ayaa...

Faahfaahino laga helayo ceelal ay Al-Shabaab ku qarxiyeen G/Mudug

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in xalay saqdii dhexe qaraxyo xoog leh laga maqlay deegaanka Bacaadweyn ee gobolkaas. Qaraxyada...

Puntland oo sheegtay in ay bixin doonto magta gabar yar oo ay Booliiska dileen

0
Waxa shalay magaalada Garoowe lagu aasay marxuumad Nadiiro Faysal Shire, oo da’deedu ahayd 15-sano jir, taas oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray Rasaas...

Maxaa looga hadlay kulanka xildhibaanada Hir-shabeelle?

0
Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo ayaa maanta shir ku yeeshay xarruuntooda magaalada Jowhar ayaa yeeshay Kalfadhiga 1-aad Fadhigiisa 14-aad, waxayna kaga hadleen ajediyaal kala...

Madaxweynaha Hirshabelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga

0
MARKABLEY Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay Kulanka Guud ee Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirka oo maanta ay kasoo qeybgaleen Wasiiru dowlaha...

Uganda oo u yeeratay qaar kamid ah ciidamada ka jooga Soomaaliya

0
 RADIO MARKABLEY- Dowladda Uganda oo kamid ah dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar kamid ah ciidamadeeda ay kala...

James Swan oo madaxda HirShabeelle kala hadlay xal u helida kacdoonka Beladweyne.

0
Wakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha soomaaliya James Swan ayaa kulamo waxaa uu la qaatay  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Gen. Mukhtaar...

Midowga Yurub oo muddo kordhin u sameeyay ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

0
Golaha Midowga Yurub ayaa dhaqan geliyay go’aan mudada loogu kordhinayo howlgalka Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan xeebaha Soomaaliya, iyadoo loogu daray muddo labo...

XULASHADA