Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday askari horey u dilay qof shacab ah
Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo ka mid ah ciidamada xoogga dalka.
Cumar Muxudiin Maxamuud...
Weerar askar lagu dilay oo ka dhacay duleedka Balcad
Wararka aan ka heleyno duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ka geysteen weerar lagu dilay askar ka...
Taliyaha ciidanka dhulka oo shaaciyey in DF ay cafis u fidisay ciidamada laga abaabulay...
Taliyaha ciidamada dhulka Soomaaliya Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay cafis u fidinayaan ciidamada Jubbaland...
Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay go’aanka ka soo baxay R/wasaare Rooble
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay hadalkii...
Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Saddex M/Goboleed Oo Kulan U Socda
Share
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada.
Kulanka oo...
Weerar mas’uuliyiin lagu dilay oo ka dhacay caasimada Afghanistan
Illaa iyo 5 ruux oo uu ku jiro afhayeenkii wasaaradda illaalinta bulshadda Afghanistan ayaa ku geeriyootay qarax maanta ka dhacay caasimada dalkaas ee Kabul.
Qaraxaan...
Xasan Sheekh oo ku hanjabay inay tallaabo qaadi doonaan
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud kana mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wax aan la abqali Karin ku tilmaamay go’aankii Xukuumadda...
Musharax Daahir Geelle oo cadeeyay sababta ay u shaacin waayeen liiska Xubnaha NISA ee...
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda uu hoggamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Shir...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si adag uga jawaabay go’aankii XF iyo hadalkii Qoor Qoor
-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa lagu sheegay in siyaasiyiinta, dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda...
Dowladda Kenya oo war ka soo saartay qarax lala eegtay ciidamadeeda
Ciidamadda dalka Kenya ee ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, ayaa waxaa lala eegtay weerar qarax , sidda ay...


















