Deni oo ka qeyb galay shir looga hadlayay xal u helida shilin Soomaaliga
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.
Kulanka...
Wanla-wayn: Dagaal u dhaxeeya guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa oo ka dhacay degmadaasi
Wararka ka imanaya degmada Wanla-weyne ee gobolka Shabellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi hadda uu ka socdo dagaal qarar kaasi oo la sheegay inuu...
AMISOM oo miino baaris ka billaabeysa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye
Ciidamada AMSOM ayaa sheegay in ay tababar socday 5 todobaad ay usoo xireen ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM...
Muuse Biixi oo xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay xubno ka tirsan xukumaddiisa
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah xukumaddiisa.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa...
Koonfur Galbeed Oo Magacaawday Guddi Xaqiiq Raadin Ah (Wareegto)
Share
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa Guddi xaqiiq raadi ah u magacaabay degmada Wanla-weyn ee Gobolkaas oo...
Dowladda Somalia Oo Beenisay Inay Heshiis La Saxiixaneyso Shirkado Shidaal
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay oo ku aadan in dowladda Federaalka ay heshiis shidaal qodis ah la saxiixaneyso...
DF oo saakay ciidamo gaar ah ka dejisay magaalada Beledweyne
Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in saakay afar diyaaradood oo sida cutubyo ka tirsan ciidanka Haramcad ay degeen magaalada Beleddweyne xarunta...
Ciidamada Danab oo Sh/Hoose ku burburiyey gaari ay Al-Shabaab ku soo raareen qarax
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamada kumaandooska Danab ay ka fuliyeen deegaan u dhaw Tooratoorow lagu burburiyey...
Ururka Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Dhamme Cusmaan
Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in weerar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay duleedka magaalada...
Axmed Madoobe oo ka hadlay doorashada farriina u diray Farmaayo iyo Qoor Qoor
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay arrimaha doorashada iyo khilaafka ka taagan ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay in dalka...


















