Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbad jeediyay
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.
Inta badan xildhibaanada Hirshabeelle ayaa soo...
Degmo Ka Tirsan G/Banaadir Oo Markii Ugu Horreysay Yeelatay Maxkamad
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Maanta xarigga ka jaray Xarunta Cusub ee Maxkamadda degmada Shibis ee Gobolkaaan oo markii ugu horreysay yeelatay Maxkamad.
Guddoomiye...
Codadka gobollada qaar ee Mareykanka oo dib u baaris lagu sameynayo
-Xeer illaaliyaha guud ee Mareykanka ayaa u ogolaaday dacwad oogayaasha inay baaraan qaladaad la sheegay in lagu sameeyay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas.
Khaladaadka...
Dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo ka socda koonfurta Mudug
Dagaal culus oo dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka socda deegaan lagu magacaabo Holdooyaale oo dhaca koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Sida ay sheegayaan...
R/W Abiy: Howlgalku waa soconayaa ilaa inta hubka laga dhigayo dambiilayaasha
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in howlgalka milateri ee ka dhanka ah maamulka Tigray loo fulinayo qaabkii loo qorsheeyay.
Wuxuu intaas ku daray...
Nin soo xaday carruur oo lagu soo bandhigay degmada Afgooye
Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa maanta lagu soo bandhigay nin la sheegay inuu soo xaday laba carruur ah.
Ninka la qabtay ayaa carruurtaas...
Inta badan musharaxiinta madaxweynaha dalka oo si wadajir ah bayaan u soo saaray
Qoraal ay soo saareen illaa 12-musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka soo horjeedaan magacaabista guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka.
Si...
DHAGAYSO DOOD CILMIYEED LOOGA HADLAYAY QABYO TIRKA DASTUURKA OO LAGU QABTAY BAYDHABO
DHAGAYSO DOOD CILMIYEED LOOGA HADLAYAY QABYO TIRKA DASTUURKA OO LAGU QABTAY BAYDHABO
WARKAN WAXAA MAGAALADA BAYDHABO KA SOO DIRAY WARIYAHA RADIO MARKABLEY EE KONFUR GALBEED...
Abiy oo ku goodiyey in dhawaan soo afjarayo howlgalka ka dhan ka ah madaxda...
-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay waxa uu ku tilmaamay ‘Howlgalka dhanka sharciga ah’ in dhawaan uu soo afjari doono ‘dambiilayaasha dhibaatoooyinka geystay...
DFS oo sheegtay in la dilay sarkaal Shabaab ah iyo ilaaladiisa
Taliska Ciidamada Militariga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe ayay ku ku dileen sarkaalkii Al-shabaab u...

















