Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho

25

Qof isku soo xiray waxyaababa Qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay goob lagu iibiyo waxyaabaha mac macaanka ah oo u dhow hoolka Sahal ee Muqdisho, sidoo kalane ku dhowr kontaroolka ciidanka NISA ee KM4.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxaas uu sababay dhimasho iyo dhaawac. Goobta la isku qarxiyay ayaa lagu magacaabaa Jalaato Fiina, waxayna ku taalaa ka soo horjeedka hoolka Sahal ee dhinaca degmada Wadajir

La soco wixii ku soo kordho