Afar qof oo isku qoys ah oo lagu dilay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida

0
Tuulada Faarax Liibaan oo qiyaastii 18km u jirta degmada Xarshin oo ka tirsan dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu soo warramayaa in nin la...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Gedo.

0
Sida ay sheegayaan wararka  diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka geysteen degaano hoostaga degmooyinka, Beled-Xaawo iyo Garbahaareey ee gobolka Gedo. Dad deegaanka ayaa KNN u sheegay...

Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Shirkadaha Gaarka Ah Oo Kala Saxiixday Hishiis Shaqo Abuur

0
Hishiiskaan ay kala saxiixdeen maamulka gobolka Banaadir iyo shirkadaha gaarka ah ee bixiya adeega dad-weynaha ayaa ku saabsanaa  sidii fursado dhaqaale oo waara loogu...

Somaliland oo ka hadashay doorashada xildhibaanada ku metalada DFS

0
Golaha wasiirrada Somaliland oo shir ku yeeshay  hab Maqal iyo Muuqaal ah (Video-Conference), ayaa waxaa shirka guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyadoo laga...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cali Khaliif

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Ra’isul Wasaare Cali Khaliif Galeyr oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa

0
Waxaa goordhow magaalada Jigjiga ku geeriyoodey ra’isul wasaarihii hore ee TNG-da Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr, haddaba halkan kala soco taariikhdiisa. Cali Khaliif Galeyr, waxaa...

Al-Shabaab oo sii daayey dhaqaatiirtii dalka Cuba u dhashay ee ay haysteen

0
Xarakada Al-Shabaab ayaa sii daysay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba, oo muddo ay ku haysteen gudaha Soomaaliya, waxaa goor dhow sidaas shaaciyey...

Ciidamada DF oo qabtay gaari xamuul ah oo qarax lagu soo raray

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax laga soo buuxiyey gaari xamuul ah oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa milateriga ay...

Khasaare culus oo ka dhashay gaari Bas ah lagu weeraray duleedka Ceelwaaq

0
gu yaraan 8-qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday gaari Bus ah oo marayey inta u dhaxeysa magaalooyinka Mandheera iyo Nairobi...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb

0
-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xalay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ku qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb. Ku dhawaad 10 hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha garoonka Ugaas...

XULASHADA