Dowladda Soomaaliya oo Amar dul-dhigtay Hay’adaha ka howlgalla dalka
Wasiir qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay hay’addaha ka shaqeeyaa gudaha dalka ay sanadkii tagay kala hishiiyeen inay isticmaalaan bankiga dalka...
DFS Oo Gacanta Ku Dhigtay Shabakado Ka Shaqeynayay Socdaal Sharci Darro Ah
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in ay qabteen Shabakado isku xiran oo ka shaqeyn jiray Arrimo...
Masar oo lagu eedeeyay in ay ka shaqayneyso xasilooni darada Soomaaliya
Wakaalada wararka ee Anadole ee ka soo baxda dalka Turkiga ayaa daabacday in dowladda Masar ay ku guul-darreysatay Qorshe siyaasadeed oo ay ku dooneysay...
Puntland oo ciidamo horleh geysay degmada Baran ee gobolka Sanaag
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Baran nee gobolka sanaag ayaa si rasmiya loogu wareejiyay Amniga degmadaas haatanne ka...
Wakiilka QM ee Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb iyo Ujeedka
Wafdi uu hoggaaminayo Eragayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdigan ayaa waxaa kamid ah mas’uuliyiin ka socda he’yadaha...
Ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab oo ku Dagaalamay Buulo-burde
Wararka ka imaanaya magaalada Buula-barde gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal khasaare geystay u dhaxeeyay ciidamda dowladda, AMISOM oo...
7-Qof oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta siyaabo kala duwan loogu dilay ilaa 7-qof oo isugu jirtay askar iyo dad shacab ah, halka lagu...
Al-Shabaab oo in ka badan 50-gaari ku afduubtay Xarardheere
Wararka aan ka heleyno magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in ururka Al-Shabaab ay afduubteen in ka badan 50-gaari oo ay la haayeen...
Senatka oo mudeeyay xil-kaqaadista Trump
Hogaamiyaasha Golaha Senetka ee Mareykanka ayaa xalay ku heshiiyay, in dib loo dhigay dhageysiga doodda xil-kaqaadista madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump.
Tallaabadan ayaa looga...
Maamulka Deg. Kaaraan Oo Ka Hadlay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho
Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay qaraxii khasaaraha geystay ee barqanimadii Maanta ka dhacay Isgoyska Beexaani ee degmada Shibis ee Magaalada...


















