Deni oo ka hadlay Mowqifka Puntland ee Doorashada Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay Mowqifka Puntland ee Doorashada Soomaaliya, kaddib kulan uu Maanta Magaalada Garoowe kula yeeshay Wakiilo...
Midowga Musharaxiinta oo mar kale kulan ku yeeshay Muqdisho
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta markale kulan ku yeeshay hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho.
Shirkaan ayaa la sheegay in ay uga hadleen waxyaabihii ka...
Banaan baxyo lagu taageerayo DF Itoobiya oo gilgilay magaalooyin waaweyn oo ku yaalla dalkaasi
Magaalada Adis Ababa ee caasimada u ah dalka Itoobiya, ayaa maanta waxaa ka dhacay bannaan baxyo waaweyn , kaas oo lagu taageerayo qabsashada magaalada...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka K/Afrika iyo Cabsi soo wajahday Soomaalida dalkaas
Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in maanta lagu dilay magaalada Cape Town ee dalkaasi Muwaadin Soomaaliyeed.
Dilkan ayaa dhacay kadib markii...
Maxaa looga hadlay kulankii RW Rooble iyo Qurbajoogta?
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shir sanadle ah oo uu Rooble uga qeyb galay aaladda internetka.
“Ra’iisul wasaaraha...
: Ciidamada Abiy Ahmed ‘oo galay’ magaalada Mekelle
Ra’iisul Wasaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamada dowladda ay galeen magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray, waxaa sidaas sheegay taleefishinka dowladda.
“Waxaan...
Axmed Madoobe oo DF ka dalbaday in maamulka doorashada G/Gedo ay ku soo wareejiso
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madooobe oo mudooyinkii dambe ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo oo xarun...
Suldan Gurey Xaaji Faarax oo ka soo hor jeestey War murtiyeedkii ka soo baxay...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu adag...
AUN waxaa Isbitaalka Xoogga lagu aasay dadkii ku dhintay weerarkii ka dhacay Xalay...
Allaha ha unaxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka socota aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar argagixiso oo ka dhacay maaqayad ama...
Wasiirka cusub wasaaradda ee arrimaha dibadda oo xilka la wareegay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda taasi oo ka dhacday xarunta wasaaradda arrimaha...


















