Madaxweyne Deni oo maanta la kulmay wafdi ka socda Midowga Yurub
adaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga...
Xukuumadda Oo Baaq U Dirtay Shacabka Magaalada Muqdisho
Wasiir ku-xigeenka Gadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka ee xilka sii-haya Xirsi Aadan Rooble ayaa ka hadlay soo laba kacleynta Cudurka halista ah ee...
Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan...
Turkiga oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee xiligan uu marayo dalka iyo muranka...
Maxay kawadahadleen Cali Guudlaawe iyo Shiikh Shariif?.
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen ( Ali Guudlaawe ) ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore...
Golaha ammaanka ee Q.M oo shir ka yeelanaya xaalada Soomaaliya.
Waxaa gelinka dambe ee maanta lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu kulan ka yeesho siyaasadda cakiran ee Soomaaliya, kadib rabshadihii todobaadkii...
Deni” Madaxweyne Farmaajo waxaa uu aaminsan yahay in awood ciidan uu ku haysan karo...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta Cilmi-baarista PDRC ee caasimadda Garoowe, ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo doonayo in uu...
MW Farmaajo oo guddoomiyay kulan horudhac u ah shirka Muqdisho
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo walaac muujiyay
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa faah faahin ka bixiyay caabuqa coronavirus oo dalka kusoo laba kacleeyay, kaas oo kiisas kamid ah...
Jubbaland oo dalbatay in Farmaajo uusan door ku yeelan hanaanka doorashada
War kasoo baxay dowlad goboleedka Soomaaliya ee Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweynaha uu waqtigiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii...


















