Maxaa ka jira in DFS ay ciidamo u direyso Libya?

0
Dawlada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay hadal muran badan dhaliyay kaas oo ku saabsanaa in dawlada Soomaaliya ay wado qorshe ay dalka Libya...

BFS oo ansixiyay Sharciga wax ka Badalka Axsaabta Siyaasadeed

0
-Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlibiyad leh waxa ay ku meel mariyeen Sharciga Wax Ka Badalka Axsaabta Siyaasadeed ee dalka. 137 Xildhibaan ayaa u...

Kadib shilkii diyaaradda maxaa maanta ka cusub Garoonka Ugaas Khaliif?

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay dib u furmeen duulimaadyadii diyaaradeed, kuwaas oo maalmo ka...

Kulankii 3-aad oo maanta ka furmay Dhuusamareeb iyo wararkii u dambeeyey

0
Xarunta madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ee magalaada Dhuusamareeb waxaa goor dhaw ka furmay kulankii Seddaxaad oo ay isku soo hor fariisteen madaxda dowladda federaalka...

Duqeyn iyo dagaal culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan G/Bari

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Bari ee Puntland waxay sheegayaan in saakay dagaal uu ka dhacay degaan u dhow degmada Iskushuban. Dagaalka ayaa ka dhacay...

Sheekh Shariif oo DF ka dalbaday inay wax ka qabato dhibaato taagan

0
Iyadoo qoysaskii ugu badnaa ay ka barakaceen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, kadib markii uu ku fatahay wabiga Shabeelle ayaa waxaa iska soo...

Faah-faahino ka soo baxaya Boqorka Sacuudiga Salman Bin Abdulaziz oo isbital la dhigay

0
-Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa la dhigay isbital ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Riyadh, isaga oo ka...

Madaxweynaha Soomaaliland oo dalab culus u gudbinaya Maxkamadda sare

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ayaa waxaa la iflayaa in saacadaha soo scda uu Maxkamadda Dastuuriga ee Soomaaliland uu u gudbiyo dalab Culus oo...

DF oo warbixin ka soo saartay xaalad culus oo ka taagan Sh/Hoose

0
-Warbixin ay soo saartay wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kumanaan qoys oo ku noolaa degmada Afgooye iyo guud...

Kulan hor dhac ah oo dhex maray madaxda DF iyo D/goboleedyada

0
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug goor dhaw waxaa ku soo gaba-gaboobay kulan si guud u dhex maray madaxda dowladda federaalka, sida Madaxweynaha Ra’iisul...

XULASHADA