TOP DHAGEYSO WAREYSI:SULDAN GUREY XAAJI FAARAX OO SOO DHAWEEYEY NIDAAMKA DOORASHO EE DALKA IYO EEDEYN UU U JEEDIYEY AXMED MADOOBE EE ARIMAHA GEDO

147

Guddi ay leeyahiin Golaha Isbedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubbaland, ayaa soo dhaweeyey Doorashada dalka ee Waqooyiga Maeykanka ayaa markii ugu horeysay Bogaadiyey hanaanka ay ku socoto Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Dalka iyo Kuraasta soo xulista Barlamaanka Fedaraalka ee la geeyey Magaalada Garbahaarey.

Waxayna dhinaca kalena Guddigaasi Eedeyn kulul u jeediyeen Madaxweyne Axmed Madoobe oo sharuud ku xirey Doorasho ka dhacda Gobolka Gedo tan iyo inta Ciidamada laga saarayo Gobolka,islamarkaana dib loo soo celinayo Nidaamkii Maamul ee ka dhisnaa degmooyinka Gobolka Gedo.
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Warbaahinta markabley ayaa ku adkeystey in Dooasho xor ah ay ka dhici doonta Gobolka,Jubbalandna ay ku fashilintey xaalada ka taagan Jubaland.

Agaasimaha Radio Markabley Axmed Cumar saalixi oo wareysi la yeeshay Suldaan Gurey ayaa ugu horeen waxaa uu weydiiyey Arigtida ay ka qabaan khilaafka u dhaxeeya DF iyo Maamulka Jubaland ee ku aadan isbedalada siyaaradeed ee ka taagan Gobolka.

.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Suldaan Gurey Xaaji Faarax