Kenya oo ka hadashay go’aankii lagu eryay safiirkoodii Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya Lucas Tumbo oo lagu amray in uu dalkiisa...
Jubbaland oo sheegtay inaysan gudbin doonin guddiyada doorashooyinka
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobolleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan ayaa sheegay in aysan gudbin doonin gudiyada doorashada ee laga sugayo inta laga fulinayo ayuu yiri...
Cabdiraxmaan Maxamed” Axmed Madoobe waxaa uu u adeegaa dalal Shisheeye”
Wasiir ku xigeenkii hore ee Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay...
Ninkii loo heystay weerarkii Jaamacadda Garissa oo xabsi isku dhex dilay
Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday jaamacad ku taalla magaalada Garissa ee gobolka...
Beesha Caalamka: Wada xaajood dambe kama furna heshiiskii doorashada Soomaaliya
-War qoraal ah oo ay si wadajir ah u saareen AU, EU, IGAD, iyo UN kadib kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha Puntland ayay kaga...
Ururrada bulshada rayidka oo war ka soo saaray hadallada xanafta leh ee mucaaradka iyo...
Ururrada bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay ku cabireen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.
Qoraalka ururada bulshada...
Barnaamijka SAMAWADE,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere
Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley
Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa
Kooxda shabaab waxaa dhawaan...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA 11aad
Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca Waa La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada beeraha iyadoo la isicmalayo sunaha iyo kiimikada
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada...
Maxaa ka jira in Xildhibaan Mustaf Dhuxulow lagu xiray Hargeysa?
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Somaliland ay xirtay musharax madaxweynaha Soomaaliya, Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka...
DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo cayrisay Safiirka Kenya
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya mudane Tarsan, halka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto.
Tallaabadan waxay dawladda...

















