Maamulka Puntland Oo Sheegay Inay Qabteen Qaraxyo La Diyaariyey

0
Ciidanka ammaanka Maamulka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafaddaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Maamulkaas. Howlgalka...

Guddoomiye Mahad Cawad Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Kooxo hubeysnaa Bastoolado ayaa duhurnimadii Maanta gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Odayaal dhaqameed la sheegay inay ka yimideen deegaan...

Shir Looga Hadlayay Khataraha Lacag Dhaqidda Oo Ka Furmay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warbixinta qiimeynta khataraha lacag dhaqidda...

Dil goor dhaw ka dhacay degmada Wadajir

0
Askari ka tirsanaa ciidamada booliska Soomaaliya qeybtooda minishiibiyada ayaa goor dhaw lagu dilay degmada Wadajir, gaar ahaan isgoyska Korontada, sida ay KNN u sheegeen...

Askari dil ka geystay Baydhaba oo xukun adag lagu riday

0
Qeybta 60-aad ee Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay eedeysane Cismaan Ibraahim Cabdi oo ka tirsanaa ciidamada...

Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM oo dib ula wareegay Raage-Ceelle iyo wararkii u dambeeyey

0
Wararka aan ka heleyno deegaanka Raage-Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe oo xalay ay la wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka iyo...

Dhalinyaro ku geeriyootay xeebta Hobyo

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta ku dhinteen laba dhalinyaro ah kadib markii ay laqday...

Israa’iil oo duqayn ku dishay qoys dhan

0
Afar qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan laba carruur ah, ayaa lagu dilay duqeymo Israel ay ka geysatey gobolka Hama ee Suuriya...

Daacish oo sheegatay Qaraxyo ka dhacay Ciraaq

0
Dagaalamayaasha isku magacaabey Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa sheegtay inay ka dambeysay weeraradii ismiidaaminta ahaa ee Maalinkii shaley gilgiley Caasimadda Wadanka Ciraaq ee Baqdaad...

Wariye Axmed Cabdinuur oo maanta lagu aasay London

0
Waxaan maanta magaalada Londan ee dalka Ingiriiska lagu aasay wariye Axmed Cabdinuur oo horraantii bishaan ku geeriyooday magaaladaaasi. Marxuumka ayaa salaadda jinaasada  lagula tukaday Masaajidka...

XULASHADA