Dowladda Soomaaliya oo dib u Fasaxday Jaadka

0
Wasiirka wasaaradda Maalyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in la fasaxay jaad walba ee dalka la keeni jiray. Wasiirka oo...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland & Wakiilka QM ee Soomaaliya?

0
Madaxweynaha  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador...

Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Dilka Maareeyihii Dekadda Kismaayo

0
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay geerida Maareeyihii hore Dekadda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Cawil Cali Barre Cumar oo xalay lagu dilay...

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Qatar

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax oo booqasho rasmi ah oo saddex maalmood ah ku gaaray xilli dambe oo shalay...

DFS oo ka hortagtay hub sharci daro ah oo dalka la soo gelin rabay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah oo isbahaystay ay maalmahan...

Wasiir Dubbe oo sheegay in 100 maxbuus ciidamada Jubaland looga qabtay dagaalkii Beled-Xaawo

0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidankii soo weeraray degmada Beled-Xaawo lagu jebiyay dagaalkii...

Mareykanka oo sheegay in aysan aqbali doonin doorasho hal dhinac ah

0
Safiirka Mareykanka u qaabilsan arrimaha soomaaliya Doland Yamamoto ayaa si kulul ugu hadlay ismari waagga ka taagan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka hareeyay, kadib markii...

Mas’uul Ka Tirsan Jubbaland Oo Lagu Dilay Kismaayo

0
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa ku warramaya in goordhweyd ay dilal ka dhaceen Magaaladaasi, waxaana soo baxaya...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo James Swan?

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay s wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Madaxweyne Deni Oo Kulan La Qaatay Qunsul Itoobiya U Magacaawday Puntland

0
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa Qunsul Cusub u magacaawday dowlad Goboleedka Puntland, kaasi oo lagu magacaabo Mr Degnachew Yitbarek, waxaana Maanta uu gaaray Magaalada Garoowe...

XULASHADA