James Swan iyo Biixi oo ka wadahadlay soo celinta wada shaqaynta labada dhinac

0
Qaramada Midoobay iyo xukuumadda  Somaliland ayaa bilaabay wadahadal ku saabsan shuruudo cusub oo u oggolaanaya UN-ka iyo hay’adaheeda inay si gooni gooni ah ula...

Cabdi Xaashi oo ka horyimid Guddiga uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble uu...

Lafta gareen oo magacaabay guddiga doorashada heer dowlad goboleed

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya kuwaas oo maamuli doona doorashada...

Madaxweyne ku xugeenka Galmudug oo booqday deegaano laga saaray A-shabaab

0
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo Maamulka Caasimadda ayaa maanta booqday...

R/wasaare Rooble oo booqday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ujeedka kormeerka Ra’iisul Wasaaraha...

Xildhibaano ka soo jeeda Somaliland oo si adag uga hor-yimid dalabkii guddoomiye Cabdi Xaashi

0
Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii guddoomiyaha Aqalka Sare...

Ilhaan Cumar iyo Soomaali kale oo guulo kasoo hooyey doorashadii ka dhacday Minnesota

0
Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga. Waxaa sidoo kale doorashadii...

Rag qirtay inay si bareer ah u dileen gabar yar oo lagu soo bandhigay...

0
Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa saacadihii u dambeeyey gacanta ku dhigay laba nin oo lagu eedeynayo in ay si arxan-darro ah...

Maxkamadda Hargeysa oo xukun ku riday C/Manaan Yuusuf go’aan culusna ka soo saartay TV-ga...

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxay sheegayaan in maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ay xukun xabsi iyo lacag isugu jira ku riday...

Maxkamad maanta xukun adag ku riday rag kufsi iyo dil u geystay gabar yar

0
Maxakamdda Darajada koowaad gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay labo nin oo ku eedaysan ay dhawaan dilka iyo kufsi...

XULASHADA