Puntland oo DF ku eedeysay in ay khalalaase ka wado deegaanadeeda
Dowlad-gobolleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in awooda dowladda federaalka loo adeegsanayo in qalqal loo geliyo amniga deegaanadeeda.
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan ayaa sheegay...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo saartey...
Wararkii u dambeeyay shirka berri ee Golaha Shacabka
Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya qaar kamid ah madaxda dowlad-gobolleedyada in ay madaxweyne Farmaajo iyo guddoomiye Mursal ku cadaadinayaan dib u dhigista kukanka...
Xildhibaanadii Laga Joojiyay Fadhiyada Golaha Shacabka Oo Go’aan Gaaray
15-kii xildhibaan ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee laga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka ayaa Maanta ka hadlay Warqadii xalay kasoo baxday Guddoomiyaha...
RW Rooble oo daah-furay Hay’ad hubineysa tayada badeecada dalka la keeno
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo ka shaqeyn doonta hubinta tayada, ilaalinta badeecadaha iyo cuntooyinka...
Daacish oo dad badan ku dhex haysata Hotel ku yaalla waqooyiga Musanbiig iyo weerar...
Ciidamada dalka Musanbiig ayaa isku dayaya inay soo furtaan ku dhawaad 200 oo ruux oo koox hubeysan oo ka tirsan ururka Daacish ku haystaan...
Shir maanta Xalane uga furmay madaxda shanta maamul goboleed
-Xarunta Xalane waxaa maanta ka furmay shir u dhaxeeya madaxweynayaasha shanta maamul goboleed ee kala ah Jubbaland, Galmudug, Puntland, HirShabeelle iyo K/Galbeed, waaxaana shirkaas...
Midowga Musharaxiinta oo war cusub ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka
Afhayeenka golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan...
Jubbaland: “Shacab waa inaad ka hortagtan cid kasta oo amni darro wada”
Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayay xaaladihii u dambeeyay ee gobolka Gedo iyo arrinta wasiirkii hore ee amniga Jubbaland...
Maxay kawada hadleen Beesha Caalamka iyo madaxda D/gobolleedyada?
Xalay waxaa magaalada Muqdisho kulan qaatay saacado badan ku yeeshay Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka iyo wakiilada beesha caalamka.
Kulankaan ayaa ka dhacay hoteel ku yaalo...













