Banaanbaxayaal Hor Leh Oo Lagu Dilay Dalka Myanmar

0
Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal  kasoo horjeeday xukunka Militariga ee...

Taliska Booliska Oo Shaaciyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Magaalada Baydhabo

0
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Qarax Is-miidaamin ah oo barqanimadii Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...

Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Madaxweyne Geelle Oo Markii 5-Aad La Doortay

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo markii 5-aad dib loogu...

Biden Oo Bixiyey Amar Ay U Bareerin Madaxweynayaashii Ka Horreeyey

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo saaray amar lagu bartilmaameedsanayo qoryaha guryaha lagu haysto, ee loo yaqaan “qoryaha cirfiidka” kuwaasoo lagu sheegay iney diiwaangashanayn...

New Zealand oo Hakisay dadka ka imaanaya dalka India

0
Waddanka New Zealand ayaa maanta oo ku dhawaaqay inay si kumeel gaar ah u joojiyeen soo galintaanka dhammaan dadka socdaalka ah oo uga imaanaya...

Dagaalkii u dhexeeyay Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis laga gaaray

0
Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa ka dhacay shir ay soo qaban qaabisay wasaarrada nabadda ee dowladda federalka Itoobiya, kaas oo looga...

Allaha u naxriistii Abwaan Carabow Maxamed Axmed oo xalay ku geeriyooday Muqdisho.

0
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxriistii Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed. Abwaanka ayaa ku caan baxay...

Taliska Booliiska Jowhar oo saaray amarro la xiriira amniga

0
Taliska Booliska magaalada Jowhar  ayaa diyaariyey  Ciidamo gaar ah oo loogu talo galay Sugida amniga Magaalada iyo duleedkeeda  inta lagu guda jiro Bisha barakeysan...

MW Ismaaciil Cumar oo rajo weyn ka qaba in mar kale guuleysto

0
Waxaa maanta dadka reer Jabuuti ay u dareereen doorashada guud ee waddankaasi, taasi oo ay ku loolamayaan madaxweynaha talada haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo...

Siciid Deni “La Isagama Hari Doono Hadalkii Kasoo Yeeray Wasiir Dubbe”

0
Madaxweynaha  Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa cambaareeyay hadalkii dhowaan kasoo yeeray wasiirka warfaanta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe. Siciid Cabdulaahi Deni sheegay in...

XULASHADA