Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaala Jubbada Hoose

0
Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Jubbaland, kuwa Kenya ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa uu ka dhacay...

Xiisad colaadeed oo ka taagan Sool.

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexaysa...

Wafdi uu hoggaaminayo James Swan oo gaaray Dhuusamareeb

0
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta Magaalada Sama-reeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey u...

Banaanbax looga soo horjeedo Faranciiska oo ka dhacay Somaliland

0
Magaalada Burco ee Somaliland waxaa ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dalka Faransiiska. Dadka ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ka dhan ah...

Puntland oo ka war bixisay howlgallo ka dhacay gobollada Bari iyo Sanaag

0
Ciidamo ka tirsan booliiska ee Puntland gaar ahaanna u tababaran sida gaarka ah ee PMPF loo soo gaabiyo magacooda, ayaa waxa ay hawlgallo ka...

Toogasho iyo qarax khasaare badan geystay oo ka dhacay degmada Kaxda

0
Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay degmada Kaxda ku dileen guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmadaasi, sida ay Idaacadda Kulmiye u sheegeen dad goobta ka...

HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA SAMA WADE EE RADIO MARKABLEY MAWDUUCA LABAAD

0
  Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka  sama wade  ee radio markabley Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa Iyadoo kooxda shabaab ay taagantahay marxalad gabo gabo ah ayaa hadana...

Madaxii shirkadda AMAL oo lagu dilay KISMAAYO

0
Weerar Salaadii duhur ka dib ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel gaarka ah ee Jubaland ayaa lagu dilay maamulihii xarunta shirkadda Amal ee...

Baafin Baafin Baafin

0
Waxaa la baafinayaa Gabdhaha walaalaha ee kala ah,Hani Goomey Xuseen iyo Leylo Goomey Xuseen oo warkooda la la yahay Muddo 30 maalin ah,Gabdhahan ayaa...

R/wasaare Rooble oo amar ku bixiyay furista wadooyinka xiran ee Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Jidka Tarabuunka oo halboowle u ah isu socodka Caasimadda, si uu u hubiyo fulinta...

XULASHADA