Askari ka tirsanaa ciidanka Jubbaland oo lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray

0
Askari ka tirsanaa ciidamada ammaanka maamul Jubaland ayaa maanta ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, kaas oo ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee gobolka...

Natiijada kiiska dilkii C/Xakiin Dhegajuun oo lagu wareejiyey Xeer Ilaalinta Guud

0
Guddigii ay xukuumadda Soomaaliya u xil saartay baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhegajuun oo maanta galka baarista kiiskaas ku wareejiyey...

Puntland oo DF ku eedeysay inay caqabad ku tahay dhismaha wadada xariirisa Boosaaso iyo...

0
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Axmed Jabuuti ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay caqabad ku noqotay dhismaha wadada xiriirisa Garowe iyo magaalada dakedda...

Banaanbaxayaal Hor Leh Oo Lagu Dilay Dalka Myanmar

0
Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal  kasoo horjeeday xukunka Militariga ee...

Taliska Booliska Oo Shaaciyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Magaalada Baydhabo

0
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Qarax Is-miidaamin ah oo barqanimadii Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...

Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Madaxweyne Geelle Oo Markii 5-Aad La Doortay

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo markii 5-aad dib loogu...

Biden Oo Bixiyey Amar Ay U Bareerin Madaxweynayaashii Ka Horreeyey

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo saaray amar lagu bartilmaameedsanayo qoryaha guryaha lagu haysto, ee loo yaqaan “qoryaha cirfiidka” kuwaasoo lagu sheegay iney diiwaangashanayn...

New Zealand oo Hakisay dadka ka imaanaya dalka India

0
Waddanka New Zealand ayaa maanta oo ku dhawaaqay inay si kumeel gaar ah u joojiyeen soo galintaanka dhammaan dadka socdaalka ah oo uga imaanaya...

Dagaalkii u dhexeeyay Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis laga gaaray

0
Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa ka dhacay shir ay soo qaban qaabisay wasaarrada nabadda ee dowladda federalka Itoobiya, kaas oo looga...

XULASHADA