Faah Faahin:-Qarax Lala Beegsaday Taliye Ciidan Oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe
Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in saakay halkaasi uu ka dhacay qarax, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo xiray shir weynihii 1-aad wadatashiga horumarinta waxbarashada Gobalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa soo xiray Shir weynihii 1-aad ee wadatashiga horumarinta waxbarashada Gobalka Banaadir...
Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo la shiray Xubnaha Beesha Caalamka
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilada Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+.
Kulanka oo saacado qaatay ayaa waxaa looga...
Deni oo si kulul ugu hadlay sababta uu u fashilmay shirka madaxda Soomaalida
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho oo natiijo la’aan kusoo...
Jubbaland Iyo Puntland Oo War Kasoo Saaray Fashilka Ku Yimid Shirkii Afisyooni
Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa war kasoo saaray shirkii Afisyooni uga sacaday Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada dalka, kaasi oo Dowladda federaalka ay shaacisay...
Maxaa kasoo baxay wada-hadalladii Masar, Sudan iyo Ethiopia?
Masar, Sudan iyo Ethiopia ayaa ku guul-darreystay inay wax horumar ah ka sameeyaan wada-hadalladii ugu dambeeyey ee uu soo agaasimay Midowga Africa, ee xalka...
Taliska ciidamada xoogga oo ka warbixiyay dagaalo ka dhacay Galguduud
Taliska Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee ciidamada ka sameeyeen deegaano ku yaalla dulleedka magaalada Dhuusamareeb...
Wararkii u dambeeyay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta
Tirdo dad ah ayaa ku dhintay dagaallo maalmihii u dambeeyay ka socday xadka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya.
Wararka waxay sheegayaan in dab la...
Shirkii maanta ee DF iyo D/Gobolleedyada oo Natiijo la’aan ku soo dhammaaday
Waxa natiijo la’aan ku dhammaaday Shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socday teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.
Dhinacyada ayaa...
DF Soomaaliya oo Deni iyo Axmed Madoobo ku eedeysay in aysan doorasho diyaar u...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay laba madaxweyne ee dowlad-gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland in aysan diyaar u aheyn doorasho dalka dhacdo
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa...


















