Shiikh Shariif oo mar kale ka hadlay heshiiska dhawaan laga gaaray arrimaha doorashada
Kadib markii dhawaan heshiis rasmi ah laga gaaray arrimaha doorashooyinka ee dalka ayaa waxaa magaalada muqdisho ka socday kulamo siyaasadeed kuwaas oo ay sameynayaan...
Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Socdaal Ku Tegaya Pakistan Iyo Ujeedkiisa
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalka Pakistaan Sadiq Sanjrani,...
Banaanbax looga soo horjeedo reer galbeedka oo ka socda Addis Ababa
Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa sida ay sheegeen dowladaha shisheeye ee...
Hoggaamiyaasha Galbeedka Afrika oo ka shiraya xaalada Mali
Kornel Assimi Goita, hogaamiyihii inqilaabka ee Mali iyo madaxweynaha cusub ee ku meelgaarka ah ee dhawaan loo magacaabay, ayaa looga yeeray kulan deg deg...
R/wasaare Rooble oo magacaabay guddi wasiiro ah oo ka shaqeynaya doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay xaqiijinta caddeymaha xubnaha Guddiga Maamulka doorashada ee labada heer ee ay cabashadu ka jirto...
Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka beri ka bilaabanaya deegaanada Soomaaliland
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadlay doorashooyinka beri ka bilaabanaya doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka,...
Cali Ciid oo wasaarada arrimaha gudaha Galmudug ku eedeeyay inay ka gaabisay dib u...
Madaxweyne ku xigneeka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug.
Siihayaha wasiirka ahna wasiir ku...
Axmed Madoobe iyo safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya...
Mahdi Guuleed oo daah furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah...
Maxaa Looga Kulankii dhex maray RW Rooble Iyo beesha caalamka?
kulan u dhaxeeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah DFS Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wakiilada beesha...


















