Xarun lagu dayactiraayo diyaaradaha oo markii ugu horeysay laga hirgeliyey Muqdisho.
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Duraan Axmed Faarax ayaa dhagax dhigay xarunta dayactirka diyaaradaha oo laga hirgalinayo garoonka diyaaradaha Aadan cadde.
munaasabada dhagax dhiga...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE HINDIYA
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Virander Kumar Paul ayaa muujiyey dadaallada miro-dhalka ah...
Masuul ka tirsan Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyey.
Madaxwayne Kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa xilka ka xayuubiyay Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel kaas oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay...
Faysal Cali Waraabe Oo Eedeyn u jeediyey DF
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ee Soomaaliland ee Faysal Cali Waraabe ayaa Dawladda waqtigeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay Baa’biisay...
Shil Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe
Wararka aan ka helayno duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku warramaya in halkaasi uu goordhaweyd ka dhacay Shil gaari oo...
Kuuriyada Koofureed oo shaacisay Malaayiin dollar ay ku bixineyso dib u dhiska Gaza
Kuuriyada Koofureed ayaa khamiistii ballan qaaday $ 1.5 milyan oo gargaar maaliyadeed ah oo lagu taageerayo Falastiiniyiinta dhibaatada ka soo gaartay duqeyntii cirka ee...
Turkiga oo war ka soo saaray heshiiska laga gaaray khilaafkii doorashada
Dowladdan Turkiga ayaa soo dhoweysay saxiixa heshiiska doorashada, kaasi oo ay wada gaareen hoggaamiyeyaasha Soomaalida.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa madaxda...
QM oo ku baaqday in si deg deg loo gudo galo qabashada doorashooyinka
Iyadoo shalay ay hoggaamiyeyaasha Soomaalida wada saxiiixdeen heshiis laga gaaray khilaafkii doorashada, ayaa waxaa heshiiskaasi taageeray xoghayeha guud ee qaramada midoobay Antonia Guttres.
Guterres ayaa madaxda Soomaalida...
Jabbuuti oo baaq u dirtay madaxda Soomaalida
Dowladda Jabuuti ayaa soo dhoweyneysaa heshiiska ay wada gaareen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada, kaasi oo lagu go’aamiyay in 60 maalmood...
Qarax ka dhacay Baydhabo iyo khasaare ka dhashay
Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay suuqa lagu iibiyo Qaadka ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya qaraxa...


















