Ra’iisul Wasaare Rooble oo sagootiyay Safiirka Findland u joogay Soomaaliy

2

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka sii baxaya ee Finland u joogay Soomaaliya Mr Erik Lundberg.

Mudane Rooble ayaa uga mahadceliyay kaalintiisii xoojinta xiriirka labada dal iyo doorka dowladda Finland ee dowlad dhiska Soomaaliya.