Koox hubeysan oo askar reer Burundi ah ku dishay dalka Afrikada dhexe
Dabley hubaysan oo weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan kuwa nabad illaalinta ah ee jooga dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa dilay 3 askari oo...
Banaanbaxyo rabshado watay oo maanta hareeyey Garowe
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka dhacay banaanbaxyo rabshado watay, kadib markii shacab careysan oo ka cabanaya sicir-barar ay isugu soo...
Wafuud ka kala socota DF iyo mucaaradka oo maanta gaaray Garowe
Waxaa maanta magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland gaaray wafuud ay kala hoggaaminayeen guddoomiyeyaasha labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mural Sheekh...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere.
Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley,Waa habeenimo jimco ah,Sabti ay soo galeyso,saacaduna waa 9.30 fiidnimo.
Barnaamijka sama...
Guddiga doorashooyinka oo ku dhawaaqay in la tirtiray shahaadada xisbinimo ee 26 xisbi
Guddida Doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in la tirtiray shahaadada xisbinimo ee 26 ka mid ah xisbiyada siyaasadda ee dalkaas, halka 12 xisbina...
Nin hubeysan oo rasaas ku furay shacab banaanbax ka dhigayay Muqdisho
Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in hubeysan oo dharcad ah oo haween iyo dhalinyaro dhigeysay banaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo degmada...
Militeriga Siiriya oo fashiliyay weeraro Israa’iil ayka fulin rabtay dalkooda
Ciidamada militeriga dalka Siiriya ayaa waxa ay soo bandhigeen Gantaallo ay sheegeen in ay Hawada ku qabteen.
Gantaalladan ayaa waxaa soo ganay Ciidamada Israa’iil taas...
Ganacsiga Garowe oo maanta xiran iyo Lacagta Shilling Soomaaliga oo aan laga Isticmaaleyn magaalada
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta Jimco ah ay suuqyada magaalada Garoowe ka taagan yihiin, khilaaf xoogan oo ku...
Itoobiya oo kala xulaneysa dekaddaha dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti
Itoobiya oo kamid ah dalalka aan laheyd dekadaha ayaa ku howlan kala xulashada dekad ay uga soo degaan waxyaabaha looga soo dhoofiyo dunida inteeda...
Wasiir Janaan” waxaan ugu baaqayaa Madaxweyne Farmaajo inuu iscasilo “
Cabadi Rashiid Xasan Nuur Janan wasiirka Amniga ee maamulka Jubbaland oo warbaahinta kula hadlaayay duleedka degmada Beledxaawo ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...