Ra’isul wasaare Rooble oo maanta tagay Jowhar.

0
Wefdi uu hogaaminayo, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta tagay magaalada Jowhar, ayaa kormeerey meelaha fatahaadda webiga Shabeele ay saameyey. Madaxweynaha...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Gedo

0
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in degaannada...

Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland oo maanta la dhaariyey xubnaha

0
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada dhaarinta golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu madaxweynahu magacaabay. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ka Hadlay Mar Kale Rasaastii Lagu Furay Xasan Shiikh

0
Taliyaha ciidammada Asluubta Soomaaliya, Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa mar kale ka hadlay israsaaseyntii shalay dhexmartay ciidamada Asluubta iyo ilaalada madaxweynihii hore ee Soomaaliya...

Wararkii ugu danbeeyey ee rasaastii galabta lagu furay Mdaxweyne Hore Xasan Shiikh

0
Faah-faahin dheeraad ah oo kasoo baxaya rasaastii lagu furay galabta kolonyadii uu la socday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wararka ayaa sheegaya...

Ciidanka DF oo rasaas ku furay kolonyo uu la socday Madaxweyne Xasan Shiikh

0
Is rasaaseen u dhaxeysa ciidanka Asluubta ee ku sugan agagaarka maxkamada gobalka Banaadir iyo ciidan ilaalada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Xubno ka tiraan Al-Shabaab oo maxkamadeyntoodu ka Socoto Gaalkacyo

0
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa gaar ahaan maxkamadda sare ee Puntland maanta waxaas si toos ah uga bilaabatay dhageysiga kiiska 5 xubnood...

Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar

0
Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”, waxaa sidaas Talaadadii sheegay...

Wasaradda Cadaaladda oo markale qaaday imtixaanka bixinta ogolaashaha Notaayda

0
Wasaradda cadalada iyo  garsoorka Xukumadda Federalka Soomaaliya, ayaaa maanta imtixaanka bixinta Ruqsadaha Notaayada ee qeybtii labad Ka qaaday qar kamid ah bushada soo codsatay...

Kalluumeysato lagu la la’yahay xeebaha Muqdisho

0
Koox dhalinyaro kalluumeysato ah ayaa muddo bil ah nolol iyo geeri lagu la’yahay, iyagoona xiriirkooda la waayay markii ay bad-waynta Hindiya u kalluumeysi tageen,...

XULASHADA