Puntland oo amarro culus ka soo saartay banaanbaxyada hareeyey deegaanadeeda

0
Maamulka Puntland ayaa amarro dul dhigtaya dadka dibad baxyada ka dhigaya deegaannada maamulka Puntland. Taliyaha Ciidamada Booliiska gobolka Bari ee Puntland Gaashaanle Sare Xuseen Cali...

DFS oo ku dhawaaqday ciidamo gaar oo ka shaqayn doona sugidda Amniga Doorashooyinka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandigtay qorshaha sugida amniga goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay qabsoomaan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland. Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayay...

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo siweyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka ambabaxay Musharrax Madaxweyne Danjire Daahir Maxamuud Geell iyo wafdi uu hogaaminayo, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay Garoowe Musharraxu wuxuu...

Sheekh Shariif “Dowladda Yaysan Moodin Haddii Laga Aamusay In Laga Baqay”

0
Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay dad bananabax ka dhigaayay Magaalada Muqdisho uu shalay rasaas ku furay Nin...

Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere.

0
Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere. Mowduuca Caawa: Maleeshiyada Shabaab waxeey si maalinle ah Lacago baad ah uga qaadaysaa Shacabka Soomaaliyeed...

Maxaa ka dhaqan galay jadwalkii guddiga doorashada ee Aqalka Sare?

0
Iyadoo maanta ay ku began tahay maalintii loo qabtay inay bilaabato diiwaan-gelinta murashaxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa guddiga doorashada heer...

Axmed Cali Bacalwaan oo maanta geeriyooday isagoo ku howlan tacsida walaalkiis

0
-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Axmed Cali Bacalwaan oo ay walaalo ahaayeen Fanaankii weynaa Cabdi Cali Bacalwaan oo habeenkii...

Nabadoon Cabdi Siyaad Geedi oo lagu dilay degmada Deyniile

0
Wararka aan ka heleyno degmada Deyniile waxay sheegayaan in goor dhaw lagu dilay Macalin Cabdi Siyaad Geedi oo kamid ahaa nabadoonadii soo xulay ergadii...

Ururka Al-Shabaab oo G/Gedo ku dilay nin oday ahaa

0
Ururka Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo waxay ku toogteen Maxamed Sidiiq Xuseen oo ahaa nin oday ah. Al-Shabaab ayaa marxuumkaas...

XULASHADA