Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaliya oo ka hadlay xiriirka dawladdaha Soomaliya, kenya iyo Jabuuti
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku kaga hadlay...
Imtixaankii dugsiga sarre la soo gaba gabeeyay
Muddo shan maalin ka dib, waxaa maanta la soo gababeeyay imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi oo ay qaadaysay wasaaradda waxbarashada ee xukumadda Soomaaliya.
Imtixaankan...
Golaha wasiiradda Jubbaland oo la ansixiyay
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa maanta ansixiyay Golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi.
Kulan ay xildhibaanada ku yeesheen xarrruuntooda dhexe ayaa waxaa soo xaadiray 51...
Cabdi Xaashi oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada ee G. Waqooyi
Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee (Somaliland).
Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska...
Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Tababar U Soo Xiray Ciidamo Cusub
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland oo ka qalinjebisay Dugsiga tababarka Ciidamada ee Xorgoble.
Madaxweyne...
Meydka Gabar La La’aa Maalmo Oo Maanta Laga Helay Guri Ku Yaal Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Meydka gabar yar oo labadiin maalin ee lasoo dhaafay ay baadi goobayeen qoyskeeda, taasi oo laga dhex...
RW Rooble oo magacaabis sameeyay
Ra’iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay laba agaasime oo ka kala howl-geli doona wasaaradaha gaashaandhiga iyo caafimaadka.
Wareegto ka soo baxday xafiiska...
Xukuumadda Oo Shaacisay Liiska Xubnaha Cabashada Laga Keenay Ee Guddiga Doorashada
Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka ayaa soo bandhigay magacyada xubnaha ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Isku Diiwaan-Geliyay Codeynta Doorasho
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u codeeyo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Diblomaasiyiin Ka Socday Dalalka Midowga Yurub Iyo UK.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda midowga reer Yurub iyo dalka UK oo Somaliland u yimi indho...

















