Qorshe G/Banaadir Uu Kula Wareegayo Maamulka Adeega Caafimaadka Oo Socda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr....

Aabe gabadhiisa ku dilay degmada Buurhakaba

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Aabe gabadhiisa si silac ah ugu dilay gudaha degmada Buurhabaka ee gobolka Bay, taas oo naxdin badan ku...

Madaxtooyada Oo War Kasoo Saartay Kulankii MD Farmaajo Iyo Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay...

Qatar oo si adag uga hadashay dhalinyaradii tababarka loogu qaaday Eritrea

0
Dowladda Qatar oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay wararka la xariira in dhalinyaro Soomaaliyeed oo tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ay...

Tirada askar kale oo maanta ka soo goosatay wasiir Janan oo la shaaciyey

0
Maamulka Gedo iyo saraakiisha ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Beledxaawo ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen askar ka soo goosatay ciidamada...

MW Farmaajo oo maanta qaabilaya wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu Villa Somalia ku qaabilo xubno ka socda wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya, waxaana la filayaa inuu...

Askar ka tirsaneed ciidanka wasiir Janan oo iska dhiibtay Beled-Xaawo

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo ka soo goostay wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan CabdinuurJanan ay iska dhiibeen magaalada Beled-Xaawo. Ciidamadaas...

Weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyaha G/Sanaag ee Puntland

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Sanaag waxay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyaha maamulka Puntland u qaabilsan gobolka Sanaag uu ka degan...

Shirkii ay ku baaqeen Jubaland iyo Puntland oo baaqday iyo wararkii u dambeeyey

0
Waxaa maanta baaqday oo aan qabsoomeyn shirkii ay sida wadajir ah ugu baaqeen madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland, sida aan xogta ku helnay. Labadaas...

HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN MOWDUUCA LIXAAD OO KU CELIS AH

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey...

XULASHADA