Dawlada Kenya oo ka hadashay diyaaraddii ku dhacday degmada Dhoobley

0
Dawladda Kenya ayaa waxa ay war ka soo saartay diyaarad ay la haayeen ciidamada difaaca ee dalkaasi Kenya taas oo ku bur burtay degmada...

Qaraxyo waa weyn oo ruxay magaalada Beirut ee dalka Lebanon

0
-Laba qarax oo waa weyn ayaa ruxay magaalada Beirut ee caasimadda Lebanon, kuwaas oo dhaawacay tobaneeyo qof, gilgilay dhismooyinka, islamarkaana qiic badan kusii daayey...

Daacish oo qirtay in buuraleyda Puntland looga dilay sarkaal sare

0
Dagaalameyaasha Daacish ayaa waxay qirteen sarkaal ajnabi ah oo looga dilay duqeyn dhanka cirka ah, taas oo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraleyda Goolis ee...

Xildhibaano ka tirsan BF oo abaabulaya qorshe mudo kororsi ah inta aan la magacaabin...

0
Warar ay heshay radio markabley  ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan  Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay maalmaha soo socda muddo kordhin hal sano...

Aqalka Sare oo ansixiyey xubin cusub oo lagu biiriyey guddiga doorashooyinka

0
Xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay ku ansixiyeen xubin cusub oo lagu biiriyey guddiga madaxa banaan...

Wasaaradda waxbarashada dalka oo amar cusub ku soo rogtay dugsiyada sare ee dalka

0
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay xeerka dhaqan galinta Manhajka Qaranka, dugsiyada sare ee dalka. Warqad ka soo baxday wasaaradda waxbarashada dalka ayaa lagu...

Mahdi Guuleed oo shir guddoomiyey kulan looga hadlay arrimo xasaasi ah

0
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee dalka ka jira. Kulanka...

Cali Mahdi “Dowlad fiican hadaan waayo qorigeygii cadaa weli xabadii lagama bixin”

0
Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed oo hadal ka jeediyey shirka beelaha Mudullood ayaa sheegay in shirku yahay shir mudullood oo aan mucaarad iyo muxaafid...

Weriye Abuuja oo maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida lasoo taagay

0
Wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur Abuuja oo ah Tifaftiraha Idaacadda Hiigsi ayaa maanta la soo taagay maxkamdda ciidamada qalabka sida, waxuuna weriyahaan mudooyinkii lasoo dhaafay u xirnaa...

Daacish oo weerar khasaare geystay ku qaaday xabsi ku yaalla Afghanistan

0
In ka badan 20 ruux ayaa ku naf waayey weerar ay koox hubeysan oo ka tirsan ururka Daacish ay ku qaadeen xabsi ku yaalla...

XULASHADA