Lataliyaha Madaxweyne Farmaajo oo loo diiday in uu ka dago Kismaayo.

0
Cabdi Cali Raage, lataliyaha arrimaha doorashooyinka ee madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo diiday in uu ka dago garoonka...

RW Rooble iyo Axmed Madoobe oo ka wada qeyb-galay Shirka Golaha wasiirada Jubbaland

0
Ra’iisul Wasaraha  Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta ka qeyb-galay shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha Dowlada...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir looga hadlay ganacsiga Afrika

0
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay yeeshaan Wasiirada Ganacsiga dalalka...

Maamulka gobolka Banaadir oo maanta shaacinaya natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe.

0
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu shaacin doonaa imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee sanadka 2020 -2021ka, sida uu sheegay agaasimaha waxbarashada...

Itoobiya Oo Loogu Baaqay Inay Joojiso Buuxinta Biyo Xireenka Webiga Nile

0
Qaraar qabyo ah oo ka soo baxay Dowladda Tunisiya oo ka tirsan Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqaya dhigeeda Itoobiya inay joojiso...

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Rooble Oo Shaaciyay Inuu Deni Yahay Musharax Madaxweyne

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaciyay in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu yahay Musharax u...

R/wasaare Rooble oo maanta booqday dekadda Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta booqday dekadda Kismaayo,...

Maxay ka wadahadleen Kheyre iyo guddoonka doorashooyinka dalka?.

0
R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu la kulmay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) iyo qaar...

Puntland oo dil toogasho ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobollada Mudug iyo Togdheer, ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 8 xubnood, oo sida Maxkamaddu sheegtay lagu helay in...

Madaxweynihii Haiti oo lagu dhex dilay gurigiisa

0
Madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moïse ayaa waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas goordhow war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel gaarka ah dalkaas...

XULASHADA