-Wariye Gurbiye oo Maanta markale Maxkamad la soo taagayo

0
Waxaa Maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir la horgeynayaa Tifaftiraha Warbaahinta goobjoog Cabdi Casiis Axmed Gurbiye oo horay dhawr jeer loo horgeeyay maxkamadda in kastoo markii...

Dowladdaha Suudaan iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa la kulmay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Kheyraadka Dabiicigga dalka Suudan Eng. Cabdulqaadir Turkaawi. kulanka...

Maxkamada ciidamada oo Xukun ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

0
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta  xukun ku riday eedeeysanayaal ay sheegtay in ay ka tirsanyihiin dagaalamayaasha  Al-shabaab. Mustaf Maxamed Xuseen  iyo Maxamed...

Xildhibaan Dalxa oo ka digay in la musuq maasuqo gurmadka la geynayo Afgooye

0
-Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay KNN ayaa waxaa uu ka digay in la...

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob oo laga soo saaray shirka Dhuuamareeb

0
War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob ayaa laga soo saaray shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga socvda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirkan...

Natiijada doorashadii Baarlamaanka ee Syria ka dhacday oo lagu dhawaaqay

0
Xisbiga taladda dalka Syria haya ee Al-Bacath ayaa helay kuraasta ugu badan doorashadii baarlamaaniga aheyd ee ka dhacday dalka Syria todobaadkaan. Gudiga doorashada Syria ayaa...

Dukaamo ay Soomaali leeyihiin oo lagu boobay Koonfur Afrika

0
Boqolaal Ruux oo banaanbax ka dhigayay Xaafadda Kraaifontein ee Magaalada Cape Town dalkaasi Koonfur Afrika ayaa waxaa ay maanta boob xoogan u geysteen goobo...

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo soo gaaray Somaliland

0
-Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyadda dalka Itoobiya Axmed Shidde ayaa maanta ka dagey garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland...

Guddoomiye Najax oo booqday degmada Afgooye oo uu saameeyay Fatahaadda webiga Shabeelle

0
Warar aan ka heln ay gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ay gobolkaasi ay ka bilowdeen olole looga hortago sii baahitaanka biyahay...

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu dilay gobolka Bari

0
Ciidamada PSF ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsan kooxda Daacish. Ciidamada ayaa sheegay hawlgallo ay ka sameeyeen buuraleyda ku teetsan...

XULASHADA