Dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo dib loo bilaabay

0
Waxaa dib loo bilaabay dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Dhismaha wadadan ayaa istaagay kadib markii weeraro qaraxyo ah lala bartilmaameedsaday Ingineero ajaanib ahaa oo...

Wasaaradda Beeraha Galmudug oo gaadiid kala wareegtay DFS

0
Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay gaadiid ku wareejisay Wasaaradda Beeraha ee Maamul Goboleedka Galmudug. Gaadiidkaan ayaa ka kooban 5 gaadhi nooca...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Axmed Madoobe

0
- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cadullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug kulan kula yeeshay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed...

R/wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka daah furay imtixaanaadka D/Sare

0
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ka daah furay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. Imtixaankan...

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb ayaa si diiran halkaasi loogu soo dhaweeyay, waxaana soo...

dhagayso Afgooye oo wajaheysa fatahaadihii u darnaa iyo maamulka degmada oo ka war bixiyey

0
Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxay wajaheysaa fatahaadihii ugu darnaa abid, sida uu sheegay maamulka degmada, oo la hadlay KNN. Inta badan dhaq-dhaqaaqii magaalada...

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday nin gaari ku qarxiyey Soobe

0
-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xudeyfa Daa’uud Yuusuf Ibraahim ka tirsanaa Al-Shabaab ku xukuntay 15-sano oo xabsi ciidan ah. Xudeyfa Daa’uud ayaa...

Barakacayaasha degan Xerada Maandeeq ee ku taala duleedka Baardheere oo ka cabanaya Nolol xumo...

0
Barakacayaasha ku jira xerada barakaca Maandeeq eek u taala duleedka Baardheere ayaa sheegaya inay qabaan baahiyo ay ka mid yihiin cunnada, hoyga ,Biyaha ,shaqada,waxbarashada...

HALKAN KA DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY

0
WARKA CAAWA WAXAA SOO JEEDINAYO WARIYE YAXYE C/RISAAQ SOOFE

Webiga Shabeelle oo fatahaad ka gaystay Shabeellada Hoose

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in qaybo ka mid ah deegaannada iyo tuulooyinka hoos yimaadda gobolkaasi uu fatahaad...

XULASHADA