Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay G.Mudug

0
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolkaasi. Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa la sheegay...

MW Axmed Madoobe oo saacadaha soo socda shaacin doono Murashaxiinta Aqalka Sare

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa la filayaa inuu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka...

Madaxweyne Deni oo gudoomiyay shirka golaha wasiirada Puntland.

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dugsiyada Quraanka ee Puntland, Xaaladda COVID-19,...

Uganda oo qaadaneysa qaxooti reer Afghanistan ah

0
Uganda ayaa qaadaneysa laba kun oo qaxooti reer Afghanistan ah, ka gadaal markii dagaal yahanada Taliban ay la wareegeen awoodda dalkaasi axaddii. Kooxda uggu horreysa...

Rooble oo sheegay inuu xalin doono tabashada ka taagan Hiiraan.

0
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay inuu xalin doono tabashada shacabka Hiiraan ay ka qabaan...

Weerar lagu qaaday garoon ku yaala Sacuudiga

0
Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn (drone) oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu dhaawacay sideed qof, sida uu...

Midowga Musharixiinta “Isbedel deg-deg ah waa in lagu sameeyo hoggaanka NISA”

0
Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweyne ayaa Ra’iisul wasaare Rooble u soo jeediyay in uu isbadal deg deg ah ku sameeyo hoggaanka hay’adda Nabad sugida iyo...

Vietnam oo ka hadashay khilaafka u dhaxeeya MW Farmaajo iyo RW Rooble

0
Dowladda Vietnam oo ka hadashay Khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ugu baaqday dhinacyada ku lugta leh arrimaha Soomaaliya inay xalliyaan khilaafaadka...

: Rooble oo war cusub kasoo saaray kiiska Ikraan Tahliil Faarax

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta hadal u jeediyey murashaxiinta iyo Ergada Aqalka Sare Gobollada Waqooyi ee Somaliland, ayaa ka hadlay kiiska...

Wiil Soomaali ah oo ku guulaystay inu kamid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka Talyaaniga.

0
-Cabdullaahi Axmed Macallim, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo mihiijir ah...

XULASHADA