Madaxweynaha Puntland Oo Socdaal Gaar Ah Ku Tagay Magaalada Addis Ababa

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Garoowe ayaa fiidnimadii xalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda...

Xabad joojin la kala dhex dhigay maleeshiyadii ku dagaalamay Beledweyn

0
Maamulka Hirshabeelle ayaa ciidamo kala dhexdhigay malleeshiyaad ka soo kala jeedo beelo oo wada deggan galbeedka magaalada Beledwayne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle,...

Ciidamadii Kasoo Horjeeday Muddo Kororsiga Oo Ka Baxay Muqdisho

0
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho isaga baxay Ciidamadii Milateriga dowladda Federaalka ee kasoo horjeeday muddo kordhintii loo sameeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo, kuwaasi oo...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Allaha unaxariistee waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn Golaha Shacabka, sida ay noo...

RW Rooble oo la filayo in uu booqdo goobihii ku dagaalameen ciidamada dowladda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in goordhow uu booqdo goobihii ciidamada dowladda ay ku dagaalameen ee katirsan qaar kamid...

Murashax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey heshiiskii caawa

0
Murashax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa laga gaaray arrimaha amniga Caasimadda, gaar ahaan xalinta rabshadihii ka dhacay Muqdisho. Waxaan soo dhaweynayaa...

Uhuru Kenyatta Oo Dhambaal Ka Guddoomay Ergeygii Qatar Ee Ka Tegay Muqdisho

0
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta ayaa Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celisay xiriirkii diblumasi ee Kenya

0
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka heshiiyay khilaafkii diblomaasiyadeed ee labada dal udhexeeyay, Islam markaasna dib u soo ceshtay xiriirkoodii. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta JFS ayaa...

Maraykanka oo lagu wado in uu shaaciyo mas’uuliyiinta caqabadda ku ah qabsoomida doorshada

0
Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto, ayaa looga yeeray magaalada Washington ee caasimada dalka Maraykanka si wax looga waydiiyo xaaladda uu dalku ku...

XULASHADA