Qoor qoor oo Sheegay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada Doorashada labada aqal...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa saakay magaalada Gaalkacyo kula tukaday Salaadda Ciida Carafo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan...
Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay G.Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolkaasi.
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa la sheegay...
DFS oo ka hadashay duqeyn ka dhacday Mudug.
Diyaarado dagaal ayaa maanta duqeymo ka fuliyay deegaanka Qeycad oo u dhow magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, halkaas oo ay fadhiisin ku leeyihiin Ururka...
R/wasaare Rooble oo ka hadlay jadwalka doorashooyinka ee la shaaciyay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee uu soo saaray Guddiga...
Jadwalka doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka oo la shaaciyay
Guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay lagu sheegay Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2020/2021.
Jadwalka...
Tirada dhimashada daadad ku dhuftay Jarmalka oo korortay
Tirada dadka ku dhintay daadadka ba’an oo ku dhuftay qaybo ka mid ah galbeedka Jarmalka ayaa gaartay 93, sida ay sheegeen masuuliyiinta maxalliga ah,...
Saraakiisha Haiti oo soo xiray Madaxii ugu sareeyay ee ammaanka Aqalka Madaxtooyada ee dalkaasi.
Saraakiisha Dalka Haiti ayaa soo xiray Madaxii ugu sareeyay amaanka Aqalka Madaxtooyada Demetri Hirard si baaritaan loogu sameeyo kadib khaarijintii Madaxweyne Jofenel Moys.
Afhayeen u...
Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlayo Arrimaha Amniga
Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer ugu faaqideen siddii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadahadlay arrimaha amniga iyo iskaashiga labada dal.
Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliyo iyo Qatar, Maxamed Xuseen Rooble iyo Sheikh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani ayaa xalay yeeshay wadahadal dhanka teleefoonka.
Qoraal kooban...
Haween ay ku jiraan Soomaali oo ku dhibeysan dalka Libiya
Haween kasoo jeeda Wadamada Somalia, Nigeria iyo Syria oo da’doodi u dhaxeyso 14 ilaa 50 jir, gacantana ugu jira kooxaha Magafayasha dalka Libiya ayaa...

















