Booliska Galmudug oo digniin u diray gaadiidleyda ka howlgala Mudug

0
Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa soo saaray awaamir ku aadan dhanka marista wadooyinka ayagoo diginin usoo jeediyey Gaadiidleyda ku dhaqan Gobolka. Taliyaha...

R/wasaare Rooble oo magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee Baarlamaanka

0
R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood, kuwaasi oo xaqiijin doono qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee ka mid...

Mareykanka oo ka hadlay duqeymo uu ka fuliyay Soomaaliya.

0
Waaxda gaanshaandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay in duqaymo ka dhan ah Alshabaab ay Jimcihii ka fulisay Soomaalia – hawgalka oo ka dhacay dowlad...

R/wasaare Rooble oo ku wajahan London

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu tago magaalada London ee dalka Ingiriiska. R/wasaare Rooble ayaa waxaa ka qeyb galaya shirka Caalamiga...

Ilhaan Cumar oo madaxweyne Biden ka codsatay arrin ku saabsan Muslimiinta

0
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka. Ilhaan...

Saraakiil ka tirsan AMISOM oo booqday goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka labada aqal.

0
Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday goobta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee...

MW Axmed Madoobe oo saacadaha soo socda shaacin doono Murashaxiinta Aqalka Sare

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa la filayaa inuu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka...

Guddoomiyaha guddiga hergelinta doorashooyinka oo gaaray Kismaayo

0
Wafti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka Jubbaland. Guddoomiyaha guddiga hirgelinta...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday...

Israa’iil oo doonaysa in ay dib ugu biirto Midowga Afrika.

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Israa’iil ay dib ugu biirayso Midowga Afrika iyadoo noqonaysa waddan kor jooge...

XULASHADA