Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray Bandhiga Buugaagta Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta daahfuray Bandhiga Buugaagta Banaadir oo ay soo agaasimeen aqoonyano...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo daahfuray qorshaha horumarinta Biyaha
Daahfurka qorshahan oo Wasaaradda ay kasoo shaqeyneysay in muddo ah ayaa waxaa Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ku wehlinayay Agaasimaha...
Muuse Biixi oo soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashada guddoonka cusub ee golaha...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shir-guddoonka cusub ee maanta loo doortay golaha wakiillada ee ay dhawaan shacabku u...
Rooble oo baabi’iyey doorashadii hoggaanka guddiyada doorashooyinka ee gobollada Waqooyi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in...
Guddoomiye Shuute oo kaga digay ciidamada in ay ku milmaan doorashooyinka
Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo la hadlay warbaahinta ayaa ciidamada ugu digay in ay ku milmaan...
Maxamuud Maxamed oo noqday xildhibaankii afaraad oo lagu doortay Baydhabo.
Xildhibannada baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa kursiga afaraad ee aqalka sare u doortay Senatar Maxamuud Maxamed Abdinur (Garabeey).
Maxamuud Maxamed Abdinur ayaa helay...
Madaxweyne Qoor qoor oo ka hadlay dagaalka ka socda Mudug
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalada Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan Koofurta gobolka Mudug.
Qoor qoor ayaa hambalyo...
Xasan Shiikh oo ka hadlay doorashada ka socota Baydhabo
Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku amaanay dhammaan dadka kasoo jeeda Koofur Galbeed in ay muujiyeen ka go’naanshaha qaadashada kaalintooda kaga aaddan...
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo gaaray Dhuusa-mareeb
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa gaaray magaalada dhuusa-mareeb ee caasimada maamulkaasi.
Garoonka magaalada dhuusa-mareeb ayaa waxaa aad ugu soodhaweeyya...
Kooxda Horseed oo ku guuleesatay horyaalka Somaaliya.
Kooxda kubadda cagta ee Horseed laguna naaneyso Cawo iyo Maalin ayaa maanta oo isniin ah ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League muddo 40 sano...


















