Maxay ka wada hadleen M/weyne ku xigeenka Galmudug iyo xubno ka socday QM?
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho.
Madaxweyne ku xigeenka...
WARARKA Taliye Xijaar “Majiro Musharax aan u diidnay Warqadaha Dambi la’aanta iyo mid aan...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la’aanta ah ee...
Cabdi Xaashi Oo Ka Digay Inay Doorasho Qabtaan Garabka Mahdi Guuleed
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta ka hadlay khilaafka u dhexeeya Guddiga doorashada Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee Somaliland.
Guddoomiye...
Diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare oo ka socota Baydhabo
Magaalada Baydhabo waxa maanta ka socota diiwaangalinta 10 murashax oo u tartami doona shan kursi oo kamid ah Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka oo...
DFS oo ka hadashay duqeyn maanta laga fuliyay Mudug
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay duqeymo maanta lala beegsaday saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka...
Muuse Biixi oo shaaciyay waqtiga uu qabsoomi doono kulanka golaha wakiilada cusub ee Soomaaliland
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu kulan deg deg ah uu isugu yeeray golaha wakiilada cusub ee...
RW Rooble oo dalka dib ugu soo labtay.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii argagixisadu shalay koox ciyaartooy ah Kismaayo kula...
Wasaaradda gargaarka DFS iyo Wasaaradaha dowlad goboleedyada oo war mur-tiyeed soo saaray.
War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda gargaar iyo maareynta masiibooyinka ayaa looga hadlay kulan deg deg ah oo ay wada yeesheen wasaaradda gargaarka heer federaal,...
Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogg
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii...
Muqdisho oo la keenay ciyaartoydii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Kismaayo.
Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray dhaawacayada labo ka mid ah ciyaartoydii shalay Kismaayo bas ay saarnaayeen lagula eegtay qarax xoog leh , kuwaas oo...

















