Madaxweyne Deni Oo Soo Saaraya Liiska Xubnaha Aqalka Sare Ee Puntland
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa inuu maanta soo saaro Liiska Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Puntland.
Madaxweyne Deni...
Qoorqoor Oo Madaxtooyada Galmudug Ku Qaabilay Ku-Xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...
Waqtiga Ay Ka Dhaceyso Doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland Oo La Shaaciyay
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa daqiiqado kahor shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ee Gobolada Waqooyi.
Qoraal...
Akhriso:-Hirshabeelle Oo Magacaawday Guddiga Doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
15-xubnood oo dhammaantood ka...
MW Ku-Xigeenka Kenya Oo Ka Hadlay Sababta Looga Hor Istaagay Safar Uu Aadi Lahaa
Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto, ayaa ku tilmaamay tallaabadii looga joojiyay safar uu ku aadayay dalka Uganda qorshe ka dhan ah damaciisa siyaasadeed.
Wareysi...
Dowladda Somalia Oo Shaacisay Dad Hor Leh Oo Laga Helay Cudurka COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19...
Xafiiska RW Rooble Oo Dalab U Diray Guddiga Doorashada Somaliland
Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka hadlay Jadwalkii ay Maanta shaaciyeen Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ee ku saabsan qabashada doorashada Guddoonka Guddiga...
Shir looga hadlay doorashada xubnaha Aqalka sare ku matalaya Galmudug
Gudiga Doorashooyinka Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug iyo Xubnaha Guddiga maamulka doorashada heer DG ee Galmudug ayaa maanta yeeshay kulan isbarasho ah.
Kulanka ayaa diiradda...
Waa Sidee Xaalada Waxbarasho ee Dugsiyada Waxbarashada ay Maamusho Hay’adda HIRDA ee Baardheere(Dhageyso+Sawirro)
Sanadahii la soo dhaafey Isbedel xaga Horomarka waxbarashada ayaa laga dareemayaa Dugsiyada Waxbarashada ee ay Maamusho Ururka Samafalka HIRDA oo markii ugu horeysay Sanadkii...
Guddiga Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug Oo Caawa Guddoon Doortay
Guddiga qabashada doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Caawa kulankii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.
Guddiga...


















