Shiinaha iyo Mareykanka oo wadahadalo yeeshay
Saraakiisha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa hadalo kulul isku waydaarsaday wadahadaladii ugu heerka sareeyay ee u dhaxeeya maamulka Biden iyo Shiinaha kuwaasi ka socda Alaska.
Saraakiisha...
DFS oo ciidamo horleh geysay gobolka Gedo
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan guutada Gorgor.
Ciidamadan iyo gadiidkooda...
Kenya oo shaacisay sababta aysan uga qeyb-galin dacwadda badda
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay dhageysigii dacwadda ee todobaadkan ka socotay maxkamadda caalamiga ah ee ICJ, iyadoona shaaca ka qaaday sababaha aysan uga qeyb...
Wasaarada caafimaadka oo shaacisay in dalka laga helay kiisas cusub oo covid 19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 325 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...
DFS oo ciidamo horleh geysay gobolka Gedo
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan guutada Gorgor.
Ciidamadan iyo gadiidkooda...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo laga helay Coronavirus
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylici ayaa laga helay xanuunka Coronavirus, isagoo saddexdii cisho ee la soo dhaafay la tacaalayay cudurka.
Qoraal uu bartiisa twiitter-ka...
Ciidamada Jubbaland oo qabtay lacago been-abuur ah iyo maandooriye
Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa maanta howlgallo ay sameeyeen sheegay in ay gacanta qabteen lacago been abuur ah iyo waxyaabo maanka dooriya oo la doonayay...
Maxay ku saabsaneyd Khudbada uu ka horjeediyay ICJ ra’iisul wasaare ku xigeenka?
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madasha dhagaysiga dacwada badda.
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa...
Dhageysiga dacwada Badda oo socoto iyo Mahdi Guuleed oo hadlay
Dhagaysigii maxkamadda caalamiga ah (ICJ) ee dacwaddii badda ee u dhaxaysay Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka bilaabantay magaalada The Hague ee dalka Netherlands
Maxkamadda waxaa...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay doomo kalluumaysi
Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamula Puntland ayaa hawlgallo qorsheysan oo Badda ah ka fuliyey xeebaha Qaw, Ceelaayo, Durduri, Raasi Gacan iyo degmada Laasqoray oo...