Maxay Madaxtooyada Galmudug ka tiri mooshinka la sheegay in laga abaabulayo Qoor Qoor?
Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa beenisay in mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor laga abaabulayo magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Trump oo ciidamada Mareykanka ka saaraya Soomaaliya inta uusan xilka wareejin
Sida uu daabacay wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka madaxweyanha dalkaas Donald Trump ayaa qorsheenaya in ciidamada ka jooga dalal ay ku...
Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho
-Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay maqaayad ku taalla banaanka hore ee dugsiga tababarrada...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee R MARKABLEY
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad.
Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley,waa habeenimo Isniin ah Taariikhduna ay...
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo jeediyey hanjabaad culus
Sacuudi Carabiya waxay “si araxan darro ah u weerari doontaa” kuwa halista geliya amnigeeda iyo xasiloonideeda, waxaa sidaas ku hanjabay dhaxal-sugaha dalkaas Maxamed bin...
Joe Biden oo la filayo inuu taariikh cusub ka sameeyo Pentagon-ka
Madaxweynaha la doortay Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu qaado tallaabo taariikhi islamarkaana uu haweeney u magacaabo inay noqoto Xoghayaha Gaashaandhigga markii ugu...
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo cabsi ka muujiyey in dalku galo dagaallo sokeeye
Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa 13-kii bishaan kulan gaar ah gurigiisa kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kulankaan oo...
DF oo maanta xareysay guddiyaadii lagu muransanaa ee doorashada
-Warar aan helnay ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay maanta xaraysay guddiga doorashada heer federaal, guddiga xalinta khilaafaadka iyo guddiga maamulka doorashada Somaliland, kuwaas...
Golaha Shacabka oo ansixiyey Guddiga la dagaalanka masuq maasuqa
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad ah ku meel mariyay Guddiga la dagaalanka masuq maasuqa oo ay u soo gudbisay wasaaradda...
Lafta-Gareen oo bedelay guddoomiyihii Sh/Hoose
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose, isagoo magacaabay mid kale.
Cabdiqaadir Sheekh Maxamed...


















