Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay hay’adaha Maaliyadda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogteynta, la Xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay...
Siyaasiyiinta Soomaalida iyo waaxda dembi baarista Kenya oo ka shiray maqnaansha Cabdiwahaab.
Waxaa socdo dadaalo ay wadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee gobolka Woqooyi Bari ee dalka Kenya, waxaa hoggaaminaya xildhibaan laga soo doorto galbeedka degmada Wajeer, Axmed...
Senetor Muuse Suudi” Waxba ma qaban waxa aan qaban doonana ma ogi”.
Hadal jeedinta musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo galaya Hir-shabelle ayaa ka socoto xarunta dowlad goboleedkaasi ee Jowhar.
Qaar ka...
Musharax Tarsan” Waxaan ahay siyaasi usoo taagan inuu hagaago dalkaan.
Safiirka dalka Kenya u fadhiya Soomaaliya islamarkaana hadda ah musharax u taagan mid ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka...
Dr Maxamed Axmed oo ka hor yimid magacaabis uu sameeyay Guddoomiyaha Maxkamada Sare.
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir Dr Maxamed Axmed cismaan (Baarri), ayaa soo saaray amar uu dib ugu celinayo kaaliyaal uu ku magacaabay Baashe yusuf...
RW Rooble oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn kiiska Ikraam Tahliil
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa carrabka ku adkeeyay in kiiska Ikraam Tahliil uu yahay mid qaran, isaga oo ku baaqay in aan...
RW Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashada Somaliland
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble kulan la qaatay Guddiyada Doorashada ee Gobolada Waqooyi.
Kulanka ayaa looga hadlay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi...
Duqa Muqdisho oo booqday waddooyin ay xireen Biyaha Roobkii da’ay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u...
Saciid Deni oo kala diray Golihii degaanka Qardho maamulna u Magacaabay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka...
Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa Jowhar
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka qeyb galayay kulan Gollaha Wadatashiga Qaranka la qaateen Ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobey Aamina Mohamed ayaa ka...


















