Taalibaan oo magaalooyin hor leh ka qabsatay koox kasoo horjeedo.
Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegtay inay si buuda qabsadeen
dhulka ay kula dagaalamayeen ciidamada hubeysan ee kasoo horjeeda ee la
yiraahdo Dooxada Beenshiir oo waqooyiga Afghanistan...
Dibad baxyo taageernimo oo ka socdo Gini.
Dabaaldegyo lagu soo dhawaynayo in xukunka laga tuuro
m/weynihii dalka Gini ayaa ka socday magaalooyinka waa weyn ee dalkaas
ku yaala saacado kadib markii ciidamada dalkaas...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray Xeer ilaalinta iyo Maxkamadda CQS inay baaritaan ku sameeyaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada...
Wasiirka Duulista Hawada oo shati shaqo siiyay Shirkad Soomaaliyeed oo diyaarad keensatay
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Shatiga Shaqada Siiyey Diyaarad Cusub oo ay keensatay...
Ciidamo dheeraad oo la geeyay xarunta wasaaradda warfaafinta Soomaaliya
Ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Casta ayaa la dhigay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya , iyadoo shaqaalaha dowladda ee ka howlaga Wasaaradaas lagu amray iney...
Xafiis Cusub uu yeelanayo saldhiga booliska Dhuusamareeb oo xariga laga jaray.
Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka Xafiiska Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan Dowlad goboleedka galmudug sida Xildhibaanno, Wasiiro, Maamulka Degmada, Saraakiil Boolis iyo Ururada Saxaafadda...
M/weyne hore Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Bashiir Goobe.
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Sidookale ka mid ah xubnaha midowga musharixiinta mucaaradka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Taliyihii uu Ra”iisul Wasaaraha ku...
Puntland oo xukun dil ah ku riday Seddex ruux.
-Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta xukun ku riday Saddex rag ah oo lagu eedeeyay inay inay kufsi...
Musharixiinta mucaaradka oo ka hadlay shaqo joojintii Fahad Yaasiin.
War qoraal ah oo ka soo baxay midowga musharixiinta mucaaradka ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka uu R/wasaare Rooble shaqo joojinta ugu sameeyay Taliyiha Nabad...
Jubbaland oo cambaareyn kala dul dhacday MW Farmaajo.
War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka uu R/wasaare Rooble shaqada ugu joojiyay Taliyaha Hay’adda Nabad...

















