Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo codsi u diray Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.

12

Guddiga Doorashada xildhibaanada Gobolada Waqooyi ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaare ku-xigeen  Mahdi Maxamed Guulleed iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi Cabdilahi inay Soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland.

Hoos ka akhriso